Maxkamad ku taalla New York oo Robert F. Kennedy u diiday inuu ka tartamo gobolkaasi

Independent presidential candidate RFK Jr speaks at crypto conference in Nashville

Garsoore ayaa go'aamiyey Isniintii shaley ahayd in magaca musharaxa madaxabanaan ee Robert F. Kennedy Jr. uusan kasoo muuqan warqada codbixinta doorasho ee New York, ka dib markii lagu eedeeyey inuu been abuur ka sameeyey deganaanshaha New York.

Warbixintan oo ay qortey AP, VOA na ay daabacdey waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Kennedy oo loo diiday inuu ka tartamo New York