Maraykanka ayaa sii wadi doona inuu garwadeen ka noqdo wadaxaajoodyo nabadeed oo lagu wado in dhinacyada ku hardamaya dalka Sudan ay todobaadkan ku yeeshaan magaalada Geneva, inkasta oo milatariga Sudan aanu xaqiijinin inay ka qaybgalayaan kulankan.
Warbixin ay arintan ka diyaarisay wariyaha VOA-da ee Nike Ching waxa inoo soo jeedinaya Abdixakin Maxamuud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Wadahadalada Sudan