Harris iyo Trump oo ku heshiiyey inay dood yeeshaan

(FILES) (COMBO) This combination of file pictures created on August 3, 2024 shows US Vice President and 2024 Democratic presidential candidate Kamala Harris speaking on March 26, 2024, in Raleigh, North Carolina; and former US President and Republican pre

Madaxweyne-ku-xigeenka Maraykanka Kamala Harris, oo ah musharraxa madaxweynaha ee xisbiga dimoqraadiga ee doorashada soo socota, iyo musharaxa xisbiga Jamhuuriga, ahna madaxweynihii hore ee Donald Trump, ayaa ku heshiiyey dood culus oo si toos ah looga daawan doono talefishanka ABC, 10-Ka September.

Warbixin uu qoray wariyaha VOAda Ken Bredmeier waxaa inoo haya Xuseen Barre Adam.

Your browser doesn’t support HTML5

Doodda Harris iyo Trump