CIRBIXIYEEN U OLOLAYSA BARASHADA SAYNISKA IYO XISAABTA
Your browser doesn’t support HTML5
Cirbixiyeen Maraykan ah oo madow ayaa maraysa dugsiyada Koonfur Afrika si ay u xoojiso muhiimadda waxbarashada ee xagga sayniska, tignoolajiyada, injineernimada, farshaxanka iyo xisaabta.