Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Kursk ee dalka Ruush-ka ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay meelaha gobolkaasi uu xadka kala wadaago dalka Ukraine, halkaasi oo Ruush-ku uu sheegay inuu kula dagaalamayay dagaalyahano reer Ukraine ah dhulka Ruush-ka.
Warbixin arintan ku saabsan waxa inoo haya Abdi hakin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaalad degdeg ah ee gobol Ruushka ah