Ururka Xamaas ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay, in Yaxya Sinwaar oo ahaa madaxii Xamas ee Gaza loo magacaabay hogaamiyaha ugu sarreeya garabka siyaasadda, si uu u beddlo Ismaaciil Haniya oo todobaad ka hor lagu dilay caasimadda Iran ee Tehran.
Warbixin ay wakaaladda wararka AP arrintan ka qortay, ayaa waxaa soo koobaya Nur Hassan Nur.
Your browser doesn’t support HTML5
Magacaabista Sinwar.m4a