WHO oo ka digeysa halis kale oo ka iman karta cudurka COVID-19

WHO

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digaya, in dowladaha adduunka oo dhan aysan diyaar u ahayn, inay la dagaallamaan soo burqadka caalamiga ah ee COVID-19.

Cudurkan ayaa malaayiin dad ah gelinaya xaalada halis ah, cudurro daran iyo dhimasho. Warbixin ay qortay VOA waxa inoo haya Ibrahim Hassan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta WHO.m4a