BAARLAMAANKA BANGLADESH AYAA LA KALA DIRAY

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Bangladesh ayaa kala diray baarlamaanka dalkaasi, si uu wadada ugu xaaro doorashooyin cusub oo lagu dooran doono dowlad bedesha RW Sheikh Xasina oo dalka ka carartay.