UGANDA: HAWEEN KU DEEQA CAANAHA NAASKOODA

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Uganda, Haween is kaashaday ayaa caanaha naaska ay iyagu iska soo lisaan ugu deeqa caruur aan caano ku filan ka helin naaska hooyooyinkooda.