Iyadoo musharaxa Dimuqraadiga ee Kamala Harris ay madaxtinimada Mareykanka kula tartameyso musharraxa Jamhuuriga Donald Trump, mowqifyada Harris ee ku aadan taageerada milatari ee la siiyo Israel iyo Ukraine; sare u kaca Shiinaha; iyo dhibaatada soogalootiga ee ka taagan xadka koonfureed ayaa si weyn isha loogu hayaa.
Madaxa Xafiiska VOA ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa ku soo warramaysa in la filayo sii socoshada siyaasadaha maamulka Biden, oo wax xoogaa ka mid ah meesha laga saaray.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa innoo haya warbixin amuurtaas ku saabsan.
Your browser doesn’t support HTML5
Doorashada Maraykanka