Xilli ay kordhayso xiisadda u dhaxaysa Israel iyo Iran ayaa hanjabaadaha kasoo baxaya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee ah inuu faragalin doono Qaza, waxaa lagu tilmaamayaa inay tahay arrinta dab ku sii shidi karta xiisadda gobolka ka taagan, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA Dorian Jones oo ku sugan magaalada Istanbul waxa inoo soo koobaya Abdi hakin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaaladda bariga dhexe