Maxay salka ku hayaan rabshadaha ka socda Britain?

Anti-immigration protests continue to take place around the UK

Anti-immigration protests continue to take place around the UK

Magaalooyin ka tirsan dalka Britain ayaa waxaa ka dhacaya dibadbaxyo rabshada wata, waxaana dad caraysan oo taageersan urur xagjir ah oo dhinaca midigta u janjeera ay weerareen misaajiddo iyo hoteello lagu haayo dadka soo galootiga ah.

Falasttin Axmed Imaan ayaa wararkii ugu dambeeyay ee qalalaasaahis ka waraysatay, wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid cawil Ismaaciil oo UK jooga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga.m4a