BANAANBAXYADA UK EE KA DHANKA AH MUHAAJIRIINTA

Your browser doesn’t support HTML5

Debedbaxayaal cadhaysan oo ka soo horjeeda muhaajiriinta ayaa gilgilay qaybo badan oo ka mida dalka Britian, iyaga oo geystay khasaare laxaadleh.