XUUTIYIINTA OO MARKAB WEERARAY

Your browser doesn’t support HTML5

Xuutiyiinta Yemen ayaa markab kale ku weeraray xeebaha badda cas gaar ahaan Gacanka Cadan, waxaana markabkaas soo gaaray khasaare kooban.