BANAANBAXYADA MUHAAJIRIINTA LOOGA SOO HORJEEDO EE BRITIAN

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Ingiriiska ayaa la tacaalaya rabshado looga soo horjeedo muhaajiriinta oo ka dhashay, weerarkii mindida loo adeegsaday ee lagu dilay saddexda hablood, iyaga oo ka digay in rabshadaha socdaa ay keeni karaan inaan si mugleh loo baadhin dembiyada kale ee dhaca