Israa'iil oo Qaza ku dishay 18 qof, iyo Falastiini toorray ku dilay 2 Israa'iiliyiin ah, gudaha Tel Aviv

A picture taken from al-Zawayda town in the central Gaza Strip shows smoke billowing in the area of Netzarim south of Gaza City on August 3, 2024, amid the ongoing conflict between Israel and the Palestinian militant Hamas group.

Duqayn ay Israa'iil ka geysatay Axaddii marinka Qaza ayay ku dhinteen 18 qof, waxaana dadka dhintay ku jira 4 qof oo ku sugnaa taandhooyinka loo dhisay dadka barakacayaasha ah oo ku yaalla gudaha goob cusbitaal ah.

Dhinaca kale waxaa magaalada Tel Aviv ka dhacay weerar loo adeegsaday midni oo uu fuliyey qof Falastiini ah, waxaana uu halkaas ku dilay laba qof oo Israa'iiliyiin ah.

Haddaba warbixin ay wakaaladda wararka ee AP ay arrintan ka qortay waxaa innoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Qaza