MUQDISHO: WALAACA LAGA QABO HUBKII GALAY GACANTA SHACABKA
Your browser doesn’t support HTML5
Bulshada Rayidka ah iyo dadka ka faallooda amniga ayaa walaac xoogan ka muujiyay hubkii dhawaan la doonayay in lasoo geliyo Soomaaliya ee galay gacanta shacabka.
Dhacdadan ayaa loo arkaa mid leh dareen aan fiicnayn xilli dhawaan Soomaaliya laga qaaday cuna qabataynya hubka.