ROOBABKA KA CURTAY SUDAN OO UGA SII DARAY XAALADDA
Your browser doesn’t support HTML5
Roob gu'ga ee ka curtay dalka Sudan ayaa uga diiray xaaladda bini'aadanimo ee ka jirta dalkaas, xilli ay shacabka Suudaan la daalaa dhacayaan saamaynta dagaalada ka socda Sudan.