CABSIDA LAGA QABO DAGAAL DHEXMARA ISRAA'IIL IYO XISBULLAH
Your browser doesn’t support HTML5
Israa'iil ayaa sheegtay in weerar loo adeegsaday duqayn cirka ah iyo hubka Artilariga inay la beegsadeen toddoba goobood oo ay ku sugan yihiin Xisbullah. Dhinaca kale wadamada Galbeedka ayaa muwaadiniintooda ku amrtay inay ka baxaan Lubnaan, xilli laga cabsi qabo dagaal ka dhex qarxa labada dhinac.