Qaar ka mid ah dowladaha reer galbeedka ayaa muwaadiniintooda ku boorinaya in ay kasoo baxaan dalka Lubnaan, xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxeysa Israa’iil iyo kooxda Xisbullah ee ay gacansaarka leeyihiin dalka Iran.
Warbixin ay arintan VOA ka qortay waxa inoo soo koobaya Abdi hakin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Xiisadda Xisbullah iyo Israa'iil