Soomaalida oo si weyn uga dhex muuqata siyaasadda Minnesota
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida xubnaha ka ah labada aqal ee Congress-ka gobolka Minnesota ayaa ku guuleystay meel marinta sharciyo dan u ah bulshooyinka laga tirada badan yahay. Waxa kale oo ay meel mariyeen sharciyo caafimaad iyo waxbarasho lacag la'aan ah siinaya dadka dhowaan Maraykanka soo galay.