Tartan quraanka ah oo lagu soo gebagebeeyey Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Tartan ay ka qaybgaleen in ka badan 500 oo arday ahi ayaa lagu soo gebagebeeyey gobolka Minnesota, waxaana ardayda kaalmaha ugu sarreeya galay la guddoonsiiyey abaalmarino ay ka mid yihiin, gaadiid.