Israa'iil oo weerartay Koonfurta Lubnaan
Your browser doesn’t support HTML5
Israa'iil oo daba socota weerarkii ka dhacay buuraha Golan ee lagu dilay 12-ka caruur ah, ayaa waxay weeraro ku qaaday Koonfurta Lubnaan. Waxaa marba marka ka dambaysa sare u sii kacaya cabsida laga qabo in dagaalku uu ku fido gobolka.