Muran ka taagan doorashada madaxtinimada ee Venezuela
Your browser doesn’t support HTML5
Guddida doorashada ee Venezuela ayaa sheegay in Nicolas Maduro uu markale ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee dalkaas, halka mucaaradka dalkaasi ay su'aal geliyeen guusha madaxweynaha.