Erdogan oo Israa'iil ugu hanjabay inuu gelayo

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in laga yaabo in Turkiga uu galo Israa’iil sidii uu horey ugu sameeyay Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, inkastoo uusan sheegin nooca faragelinta uu soo jeedinayo.