Ammaanka ciyaartoyda Israel oo la adkeeyey
Your browser doesn’t support HTML5
Waxaa aad loo adkeeyey ammaanka ciyaartoyda Israel ee magaalada Paris uga qeyb-galaya ciyaaraha Olombikada ee xagaagga.
Your browser doesn’t support HTML5