Guryaha Muqdisho oo lagu xirayo kaamirooyin

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa magaalada Muqdisho ku sii baahaya adeegsiga Kaamerooyinka wax lagula socdo ee lagu xirto goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada. Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.