Kenya oo weli la tacaaleysa dibad-baxayaal caraysan

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah sii xoojisay codsigeeda ay ku dalbanayso in la joojiyo mudaaharaadyada toddobaadyada socday, iyadoo booliiska dalkaasi ay mamnuuceen dibadbaxyada ka dhacaya bartamaha Nairobi.