Wareysiga wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha DF
Your browser doesn’t support HTML5
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre ayaa maagalada Toronto ee dalka Canada uga qeyb galay cayaaro Axaddii lasoo geba-gebeeyay.
Wuxuu u warramay weriyaheenna Canada Xuseen Nuur Xaaji.