Kaalinta Soomaalida Netherlands ee siyaasadda dalka,
Your browser doesn’t support HTML5
Dalka Netherlands, siyaasiyiin Soomaali ah oo ka kala socda axsaab kala duwan oo dalkaasi ka jira ay hadda ka mid yihiin goleyaasha deegaanka ee magaalooyin dhowr ah.
Faadumo Faarax oo ka mid ah xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Amstelveen ayaa u warrantay Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.