Muhaajiriinta Mareykanka ka soo galaya gobolka Florida
Your browser doesn’t support HTML5
Dhulka u dhexeeya cirifka koonfureed ee Maraykanka iyo Jasiiradda Cuba waxa ku yaalla dhul lagu magacaabo Florida Straits. Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa maalin walba dhulkan roondo ku sameeya si ay uu horjoogsadaan soo-galootiga sharci-darrada Marayknaka ku soo galaya.