Wasiirka amniga Israel oo booqday masjidka Al-Aqsa

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ayaa khamiista maanta ah booqday dhismaha Masaajidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus, waana tallaabo carqalad ku noqon karta wadahadallada lagu doonayo xabbad joojin ka hirgasha Gaza.