JD Vance oo aqbalay xulashada Trump ee ku-xigeen

Your browser doesn’t support HTML5

Senator J.D Vance oo madaxweynihii hore Maraykanka Donald Trump uu u xushay inuu noqdo musharaxa jagada madaxweyne ku-xigeenka ee kala qayb galaya doorashada, ayaa xalay si rasmi ah u aqbalay xulashadaas