Roobab mahiigaan ah oo 40 qof ku dilay Afghanistan
Your browser doesn’t support HTML5
Roobab mahiigaan ah oo ka da'ay bariga dalka Afgaanistaan ayaa dilay ugu yaraan 40 qof, ku dhawaad 350 kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay saraakiisha Taliban sheegeen Talaadadii. Warbixin ay sheekadan ka qortay wakaaladda wararka ee Associated Press (AP) waxaa noo haysa Caasha Ibrahim Aden.