Nasrallah oo digniin kama dambeys ah u diray Israel
Your browser doesn’t support HTML5
Hoggaamiyaha Xizbullah, Xasan Nasrallah ayaa ka digay in kooxdiisu ay beegsan doonto bartilmaameedyo cusub oo Israa'iil ah haddii dad kale oo rayid ah lagu dilo duqaymaha Israa'iil ee Lubnaan.