Daraasado lagu sameeyey jaaliyadaha kala duwan ee ku nool dalka Netherlands ayaa lagu ogaadey in Soomaalidu ay ka mid tahay dadka ugu badan ee ku tiirsan ceyrta ama gunnooyinka ay bixiso dowladda Holland.
Samater Geeddi oo madax ka ah mashruuc daraasaadka sameeya, ahna cilmi baadhe ka tirsan hay’ada Labyrinth ayaa wariyaha VOA da ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismail oo dalka Netherlands howlo shaqo u jooga kula kulmay magaalada Utrecht oo ay hay’adaasi xarun ku leedahay. Marka hore, Samatar wuxuu ka hadlayaa cidda ay cilmi-baarista u sameeyaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Daraasadda Soomaalida Holland