Soomaalida Jarmalka oo sameystay Masjid
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaalida ku nool Jarmalka ayaa markii u horreysay iibsaday xarun ay iyagu leeyihiin oo u ah Masaajid, goob caruurta wax lagu baro, maqaayado iyo dukaamo. Xaruntan oo lagu magacaabo Masjid Abuubakar ayaa ku taalla magaalada Mainz.
Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan nooga soo diray.