Ukraine oo codsatay in ay hubka Reer Galbeedka ku weerarto Ruushka

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Arbacadii rajo ka muujiyay in ciidamadiisa la siin doono xorriyad dheeraad ah si ay u adeegsadaan hubka ay reer galbeedku bixiyaan oo ay u weeraraan bartilmaameedyada Ruushka, arrintaas oo saraakiisha Ukraine ay ka codsadeen si ay si wanaagsan isaga difaacaan duulaanka Ruushka.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOAda waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ukraine oo codsatay in ay hubka Reer Galbeedka ku weerarto Ruushka