Maxkamadeynta dhallinyarada TikTok ee Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagaysatay eedda loo haystay dhallinyarada caanka ahayd ee baraha bulshada oo xiran muddo ka badan bil. Dhallinyaradan ayaa lagu soo eedeeyay inay baraha bulshadda ka wadeen ficillo kicin ah oo bulshada ay isaga horkeenayeen.