Sacdiya Yaasin oo lagu soo dhaweeyay Canada

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Toronto lagu soo dhaweeyay

Wafdi ay hoggaamineyso guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Sacdiya Yaasin Xaaji Samatar oo shir uga qeyb galaya Canada ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto.

Shirka oo looga hadlayo isbaddelka cimillada iyo saameynta xanuunka COVID-19 uu ku reebay dunida ayaa ka qeyb galaya dalal kala duwan oo ka socda caalamka.

Warbixintan waxaa Toronto ka soo diray, Xuseen Nuur Xaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Sacdiya Yaasin oo lagu soo dhaweeyay Canada

Halkaan ka daawo sawirrada: