Sumcadda dayn qaadashada Kenya oo wiiqantay

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda qiimeynta sumcadda deyn-qaadashada ee lagu magacaabo Moody ayaa mar kale hoos u dhigtay heerkii sumcadda deyn qaadashada ee dalka Kenya, iyada oo gaarsiisay heer aad u hooseeya.