Xildhibaano mucaarad ah oo olole billaabay

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho waxaa ka bilowday shirar gaar gaar ah oo ay leeyihiin qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay mucaarad ku yihiin dowladda madaxweyne Xasan Sheekh. Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.