Garsoore dib u dhigay xukunka Donald Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Garsoore ku sugan New York ayaa ilaa bisha September dib u dhigay xukunkii lagu ridi lahaa Donald Trump oo xeer-beegti ay ku heshay dambiyo ah inuu lacag ku aamusiyay haweenay uu la seexday.