Joe Biden oo loo jeedinayo in uusan tartamin
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Xisbiga dimoqraadiga ayaa madaxweyne Biden u soo jeediyay inuu ka haro tartanka madaxtinimada, kadib markii uu natiijo fiican ka keeni waayay dooddii uu la yeeshay Donald Trump.
Warbixin uu diyaariyay Ken Bredemeier waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.