Mucaaradka oo diiday muddo kordhinta Axmed Madoobe

Your browser doesn’t support HTML5

Siyaasiyiin mucaarad ku ah madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa si adag uga horyimid talaabadii uu shalay baarlamaanka maamulka Jubaland uu ku oggolaaday inuu Axmed Madoobe uu mar kale isa soo sharxi karo. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.