Toddobaadka Soomaalida ee Minnesota
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Minnesota waxaa lagu soo gaba-gabeeyay bandhigyadii toddobaadka Soomaalida oo lagu xusayay maalmaha xorriyada Soomaaliya. Bandhigyada waxaa ka mid ahaa tartan ciyaaraha kubbada cagta oo ay ka qeybgaleen kooxo Soomaalii ah.
Warbixintan waxaa Minnesota ka soo diray Mascadde.