Xaalad deg deg ah oo looga dhowaaqay Nigeria

Mas’uuliyiinta Nigeria ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo heer qaran ah, waxayna billaabeen howlgallo ka hortag ah oo ay ku xakameeynayaan faafitaanka cudurka daacuunka oo dalkaasi ku dilay in ka badan 50 qof.

Timothy Obiezu ayaa warbixintan ka soo diray Abuja. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaalad deg deg ah oo looga dhowaaqay Nigeria