Ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday
Your browser doesn’t support HTML5
Ololaha doorashada madaxtinimo ee dhaceysa bisha Luulyo ayaa Sabtidii ka bilowday dalka Rwanda, ayada oo madaxweyne Paul Kagame la filayo in uu sii kordhisto muddada 24-ka sano ah ee uu gacanta adag ku xukumayay dalka.