Sidee Iiraaniyiinta degan Mareykanka u codeyn doonaan?
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin gaar ah oo ay heshay VOA ayaa muujinaysa in maamulka Biden uu mar kale u ogolaan doono dowladda Iran in ay maamusho xaruumaha loogu talagalay cod-bixiyayaasha u dhashay Iran ee ku nool Maraykanka ee raba inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka Iran.