Soomaaliya oo dooneysa in la tartiibiyo bixitaanka ATMIS

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in la tartiibiyo qorshaha ay Soomaaliya uga baxayaan ciidamada nabad ilaalinta ee Afrikaanka ah ee ATMIS ee Soomaaliya ka howlgala.